Colaad u dhaxeysay beelo wada dega Buuhoodle oo la xaliyey

Buuhoodle

Buuhoodle

Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay ku guuleysteen xalinta colaad maalmahan ka dhex oogneyd laba beelood oo wada dega deegaanka Buuhoodle.

Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Somaliland Cabdirashiid Ducaale ayaa VOA u sheegay in beelahan la kala dhex dhigay ciidamada Somaliland.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Colaad u dhaxeysay beelo wada dega Buuhoodle oo la xaliyey