5 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Wanlaweyn

Qarax

Wararka ka imanaya magaalada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in shan qof ay ku dhinteen laba qarax oo is xig-xigay oo xalay ka dhacay magaalada.

Dadka ku dhintay qaraxyadan ayaa la sheegay in ay dhammaantood rayid yihiin. Warbixintan waxaa Baydhabo ka soo diray wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax ka dhacay magaalada Wanlaweyn