Barnaamijka Bandhigga VOA-da, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saamaynta sii xoogaysnaysa ee uu Turkigu ku leeyahay siyaasadda dalalka Bariga Dhexe iyo Dunida Islaamka. Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya barnaamijka.
Your browser doesn’t support HTML5