Somaliland waxaa ka bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada afraad ee dugsiyada sare.
Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye Toorno oo maanta Laascaanood ka furay imtixaankan ayaa VOA u sheegay in sanadkan uu ka duwan yahay imtixaanakani kuwii sanadihii hore ee ay qaadi jireen.
Wasiirka ayaa arrimaha uga warramay wriyaha VOA, Cabdikariim Olol.
Your browser doesn’t support HTML5