Barnaamij gaar ah: Xuska 60 guuradii xorriyadda Soomaaliya (Qeybtii 3-aad)

Calanka Soomaaliya

Sida aad la socotaanba, 60 sano ayaa ka soo wareegtay markii ay Soomaaliya xorriyadda qaadatay. Hadaba laanta Af-Somaliga ee VOA waxay idiin diyaarisay barnaamijyo taxane ah, oo aanu ku eegayno xiligii gumaysiga iyo ilaa 60-ka sano ee ka dambeeyey.

Qaybtii 3-aad ee barnamijyadaasi taxanaha ah, ayaa waxa ay ku saabsan tahay kadib xornimadii taariikhdii dalka iyo wixii dhacay intii u dhaxeysay 1969-kii illaa 1990-kii.

Barnaamijyadan waxa soo diyaarisay oo inoo soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamij gaar ah: Xuska 60 guuradii xorriyadda Soomaaliya (Qeybtii 3-aad)