Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay khilaafaadka siyaasadeed eek u gedaaman doorashooyinka Soomaaliya. Barnaamijka waxaa marti ku ah Maxamed Mursal Saney oo ah Agaasime Ku-xigeenka Machadka Heritage ee fadhigiisu yahay Muqdisho.
Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
Your browser doesn’t support HTML5