Ileyska VOA: Matalaadda Siyaasadeed ee Muqdisho

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay mataaladda gobolka Banaadir uu ku helay Aqalka Sare iyo dadaallada loogu jiro in gobolka uu maqam siyaasadeed uga helo nidaamka federaalka Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA