Xarunta la-talinta iyo qorsheynta aroosyada oo laga furay Hargeysa

Waxaa markii ugu horreysay magaalada Hargeysa laga furay xarunta la-talinta aroosyada, qorshaynta waqtiga iyo dhaqaalaha, iyadoo sidoo kale xaruntan lagu baranaayo qurxinta haweenka.

Xaruntan oo la siiyey magaca Sweden Beauty Center, ayaa waxaa hirgalisay haweenay daggan dalka Sweden oo lagu magacaabo Qadra Daa’uud Ismaaciil, taasi oo dib ugu soo laabatay magaalada Hargeysa.

Waxa wareystay Khadar Maxamed Cakule, waxanu ugu horreyn weydiiyay sababta keentay inay xaruntan ka furto Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Xarunta la-talinta iyo qorsheynta aroosyada oo laga furay Hargeysa