ILEYSKA VOA: Kaalinta Galmudug ee nabadda Soomaaliya

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta ay Galmudug ka qaadan karto guud ahaan nabadda Soomaaliya xilli iminka ay marti-gelineyso shir looga hadlayo aayaha dalka iyo doorashooyinka laga qaban doono. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA