Sameynta COVID-19 ee Soomaalida ku Cusub Mareykanka

Xanuunka COVID 19 ayaa sabab u noqday in ay adkaato in dad badan oo Soomaali ah oo ku cusub dalkan Maryakanka amma aan aqoonin luqaddu ay helaan adeegyada ay u baahan yihiin. Adeegyadaas ayaa waxaa ka mid tahay turjumaadda luqadda iyo caawinta dhinaca sharciga iyo wixii la mid ah.

Haddaba, saameynta uu dadkan sida gaarka ah ugu yeeshay xanuunka COVID-19 waxaa warbixintan ka diyaariyay Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta COVID-19 ee Soomaalida Mareykanka