Wicitaanka Dhageystaha: Ardayda ka qalin-jebisa Jaamacadaha Soomaaliya

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah guddoomiyaha Hay’adda Iftin ee Waxbarashada Cabdullaahi Xasan Black, waxaana uu ku saabsan yahay xogta ardayda ka qalin-jebisa Jaamacadaha Soomaaliya iyo heerka shaqo la’aanta haysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Ardayda ka qalin-jebisa Jaamacadaha Soomaaliya