Galka Baarista: Somalia oo gashay qalalaase siyaasadeed iyo mid dastuuri ah

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Soomaaliya oo gashay qalalaase siyaasadeed iyo mid dastuuri ah sababo la xiriira khilaafka ku saleysan kala aragti duwananaashaha doorashada iyo shuruucda waddaanka. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Somalia oo gashay qalalaase siyaasadeed iyo mid dastuuri ah