Faaqidaadda: Xaaladda Cakiran ee Siyaasadda Somalia

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay xaaladda cakiran ee siyaasadda Somalia, xilli madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku jiro daqiiqadihi u dambeeyey ee uu ra'iisal wasaare cusub ku soo xulan lahaa.

Barnaamijka waxaa magaalada Muqdisho ku soo diyaariyey Xasan-kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka