WASHINGTON. D.C —
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay soo afjaray howlgal ay ka sameeyeen hoteelka Elite ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay muddo saacado ah ka dagaalamayeen maleeshiyo ka tirsan ururka Al Shabab.
Maleeshiyadaasi ayaa saacidihi ay gudaha ugu jireen hoteelka ku dilay in ka badan 10 qof. Wararki ugu danbeeyay waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5