Bannaanbax looga soo horjeedo kufsiga oo Baydhabo ka dhacay

Magaalada Baydhabo ee xarunta maalmulka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka dhacay dibad-bax looga soo horjeedo kufisiga, laguna taageerayay talaabadii uu maamulka Koonfur Galbeed shalay ku toogtey laba askari oo ku eedeysnaa kufsi ay kula kaceen caruur.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray Baydhabo.

Your browser doesn’t support HTML5

Mudaahaarad looga soo horjeedo falalka kufsiga oo Baydhabo ka dhacay