Golaha ammaanka oo ka shirey Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoonbay ayaa haatan shir ka leh arrimaha Soomaaliya.

Kullanka ayaa Waxaad xubnaa Golaha Amaanka ay ka dhageysanayaan wakiila gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoonay ee Somalia James Swan.

Wariyaha VOA, Maxamed Colaad Xasan, oo shirkaasi isha ku haya aya a warbixintan kooban inooga haya.