Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa kulamo ku yeeshay magaalada Garowe. Kulamadooda ayaa ku saabsan go’aanka ay ka qaadanayaan kulankii dhowaan ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee ay labada maamul ka maqnaayeen.
Warbixintan waxaa magaalada Nairobi ka soo diray Khadar Maxamuud Xareed.
Your browser doesn’t support HTML5