Baydhabo: Shaqaalo loo tababarey hagidda dayaaradaha

Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada dowlada federalka Soomaaliya ayaa shaqaale haga diyaaradaha usoo tababartay garoonka Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo.

Dayaaradaha isticmaala garoonka waxa haga hadda ciidamada AMISOM. Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo direy magaalada Baydhabo.

Your browser doesn’t support HTML5

Shaqaale loo soo tababaray hagidda dayaradaha maamulka Koonfur Galbeed