Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay xaaladda kala guurka siyaasadeed ee Soomaaliya ay gashay xilli ay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo aan qeyb ka aheyn shirkii Dhuusamareeb 3 ay haatan ku sugan yihiin Muqdisho.
Kulama kala duwan ayaa ka soconaya Muqdisho oo lagu gorfeynayo xal u helista kala duwanaanshaha doorashada 2020/2021-ka.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed Cabdulle.