Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo ay ka mid tahay xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga, iyo kaalmihii heesaha.
Xubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu marti ku yahay Abwaan Cabdiqani Xaaji Oktoobar oo ah hal abuure ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Waana qeybtii 4-aad ee u danbeysay wareysiga Abwaan Cabdiqani uu siiyay Barnaamijka Caweyska Washington.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5