Markii 3aad muddo 12 bilood ka yar ayaa fatahaad looga baro-kacayaa Magaalada B/weyne. Dadk magaaladaasi ayaa qaatir ka jooga daadadka oo sanad walba ugu yaraan mar guryahooda ka baro-kiciya.
Haddaba biyo-baxadaasi soo lab-laabatay waxa ay saameyn la taaban karo ku yeelatay ganacsatada yar yar ee quuta waxa ay maalinkaas soo saartaan.
Waa kan Xuseen Xasan Dhaqane oo VOA B/weyne uga soo warrama.
Your browser doesn’t support HTML5