Galkacyo: Afar ku Dhimatay Gaari la Rasaaseeyey

Galkayo Somalia

Afar qof ayaa ku dhintay weerar uu nin hubeysan u geystay gaari dad shicib ah ay saaraayeen oo marayay waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Weerarka ayaa la sheegay inuu ahaa mid salka ku haya aana qabiil.

Wariyaha VOAda Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyo Dilka Gaalkacyo