RW-aha La Magacaabay iyo Arrimaha Horyaalla

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay Ra’iisul Wasaare cususb u magacaabay Maxamed Xuseen Rooble, ka dib ku dhawaad laba bilood oo uu dalku Ra’isul Wasaare la’aan ahaa.

Mr. Rooble ayaa bedeli doona, Ra’iisul Wasaarihii hore Xassan Cali Kheyre oo uu baarlamanku eryay bishii July.

Haddaba, Ra'iisal Wasaaraha la magacaabay waxyaabaha horyaalla sidee ayuu uga gudbi karaa?

Warbixin arrintaas ka hadlaysa iyo aragtida dadka reer Muqdisho hoos ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta RW-aha Cusub