Wicitaanka: Aragtida dadweynaha ee heshiiska doorashooyinka

Madaxda Soomaalida

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha wuxuu ku saabsan yahay aragtida dadweynaha ee ku aadan heshiiska ay Muqdisho ku gaareen dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee doorashooyinka. Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha