Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Galmudug

Ciidamada

Iska horimaadyo xooggan ayaa maanta ciidamada dawladda iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab ku dhexmaray degaanka Miir Duugle oo dhinaca Bari ka xiga magaalada Dhuusamareeb.

Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu dhaliyey khasaare kala duwan.

Haddaba dagaalkan ayaa weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq waxa uu ka waraystay wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Galmudug