Mareykanka: Dhibaato ka taagan guryaha oo wax lagu baranayo

Muddadii dhowrka toddobaad aheyd ee iskuulada dalka Maraykanku ay furnaayeen xilli dugsiyeedka sanadkan ayaa waxa soo baxaya cabasho ku aaddan sida ay ardayga, waalidka iyo macallinkaba ugu adag tahay in caruurtu ay saacado badan wax ku bartaan iyaga oo computer hor fadhiya.

Haddaba sidee ayaa habkani u saameyn karaa koriinka caruurta ee dhinaca bulshada iyo niyadda.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa wareystay Cabdirashiid Cali Warsame oo ah maamulka dugsiga hoose/dhexe ee Twin Cities International oo ku yaalla gobolka Minnesota, ugu horreyna waxa uu weydiiyey hababka kala duwan, habka uu iskuulkoodu qaatay.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka: Dhibaato ka taagan guryaha oo wax lagu baranayo