Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay siyaasadda Somalia iyo sida arrimaha badan oo dawladda horyaalla loo qaban karo muddada yar u hartay.

Barnaamijka waxaa magaalada Muqdisho ku soo diyaariyey wariyaha VOAda Cabdulqaadir M. Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka