Farmaajo oo Khudbad ka Jeediyey Q.M.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay khudbad la sii duubay ka horjeediyay kal fadhigga75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, isagoo kaga hadlay horumarro uu sheegay in dowladda Somaliya ay ka sameysay dhinaca Amniga, siyaasadda, saameynta cudurka COVID-19 iyo caqabadaha dhaqaale ee ka dhashay.

Khudbadii madaxweynaha waxaa warbixintan kooban inooga haya Maxamed Bashiir Cabduraxman.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Khudbadda Madaxweynaha ee Q.M.