Barnaamijka Martida Makarafoonka

Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sahan dhowaan la soo bandhigay oo sheegaya in aragtida Islaam naceybka ay ku soo kordheyso xisbiga talada haya ee Conservative ee dalka Ingiriiska.

Haddaba, Barnaamijka waxaa marti ku ah Maxamed Sh. Aadan oo ka tirsan guddiga Muslimiinta Britain ee loo yaqaan Muslim Association of Britain. Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka