Goob lagu baarayo dadka looga shakiyo inay qabaan xanuunka Covid19, ayaa laga hirgaliyey magaalada Gaalkacyo gobolka Mudug.
Mashruuca xaruntan ee sheybaarka Corona-Virus ayaa waxaa iska kaashaday maamulka Puntland, iyo hay’adhaha World Vision iyo Unicef, iyadoo masuuliyiinta Puntland ay sheegeen in tani ay tahay horumar weyn oo lagu xakamayn karo xanuunka
Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warkan kaso direy magaalad Gaalkacyo.
Your browser doesn’t support HTML5