CEELWAAQ —
Tuulooyinka iyo dhulka miyiga ee hoos yimaada magaaladda Ceelwaaq gobolka Gedo ayaa waxaa ka jira abaar ba’an oo saameysay dadka iyo xoolaha..
Gudoomiye ku-xigeenka degmada Ceelwaaq Sahal Macalin Aadan ayaa u sheegay VOA in abaaraha oo ka dhashey biyo la’aan ay saameeyeen boqolaal reer guuraa ah iyo xoolihii ay dhaqanayeen, kuwaas oo ka barakacay meelihii ay daganaayeen.
Sahra Cabdi Axmed oo khadka ayaa waraysigan la yeelatay.
Your browser doesn’t support HTML5