Bulshada Muqdisho oo farriin u diray xukuumadda cusub

Golaha Wasiirada

Qaar ka mid ah, siyaasiyiinta, waxgaradka iyo aqoon yahanka ku nool magaalada Muqdisho ayaa talooyin u soo jeediyay xukuumadda cusub ee Soomaaliya ee dhawaan la soo dhisay.

Xukuumadda cusub oo badi wasiiradu yihiin kuwo hore xilalka usii hayay ayay horyaalaan hawlo tiro badan oo ay ugu muhiimsan yihiin ammaanka iyo diyaarinta jawi doorashooyin dalka ka qabsooma, iyadoo wakhtiga ay xukuumaddani haysataana yahay mid aad u kooban.

Wariyaha VOA Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbiintan Muqdisho kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Bulshada Muqdisho oo farriin u diray xukuumadda cusub