Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka siyaasadda, iyo sida lagu ilaalin karo qoondada ay ku leeyihiin baarlamanka Soomaaliya ee ah 30%.
Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5