Dadka Mareykanka oo maanta dooranaya madaxweyne cusub

Dalka Maraykanka waxaa maanta ka socota doorashadii guud ee madaxtinnimada Maraykanka, tan Aqalka Sare ee Senate-ka iyo Aqalka Hoose ee Mudanayaasha.

Ku dhowaad 100 milyan oo qof ayaa horey usoo codeeyey, ayaga oo ka faa’iideystay goobaha cod-bixinta oo xilli hore si kooban loo furay.

Doorashada madaxweynaha ayaa waxaa ku loolamaya madaxweyne Donald Trump oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga iyo madaxweyne ku-xigeenkii hore Joe Biden oo ka socda xisbiga Dimoqraadiga.

Xuseen Barre Aadan ayaa ka warramaya sida ay doorashadan u socoto ilaa hadda.

Your browser doesn’t support HTML5

Dadka Mareykanka oo maanta dooranaya madaxweyne cusub