Inta la ogyahay toban Qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen ka dib markii ay rabshado ka dhasheen ciyaartii garoonka Hargeysa ku dhexmartay gobolada Hawd iyo Daad Madheedh. Xukuumadda Somaliland ayaan wali war rasmi ah ka soo saarin rabshadahaasi.
Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5