Wicitaanka Dhageystaha: Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Cabdi Xaashi

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Guddoomiyaha ayaa waxa uu ka hadlayaa khilaafka kala dhaxeeya madaxda dowladda dhexe ee salka ku haya guddiyada doorashada xubnaha matala gobollada waqooyi ee Soomaaliya. Sahra Cabdi Axmed ayaa baarnaamijka soo saartay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi