Madaxwyeynaha Maraykanka Donald Trumo ayaa markii ugu horreysay sheegay inuu ka tagi doono Aqalka Cad haddii Joe Bide uu helo codadka ergada ee lagu soo xulo madaxweynaha.
Haddalkan Trump ayaa noqonaya kii ugu dhawaa ee uu ku qiranayo in doorashadii Novermber looga adkaaday, inkastoo uu wali ku celcelinayo sheegasho aan caddeyn loo hayn oo uu ku sheegayo in doorashada la isdabamariyay.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5