Melbourne: Masaajid Dib loo Furay

Waxaa maanta salaaddii jimcaha lagu tukaday markii ugu horreysay Masaajida magaalada melbourne ee waddanka Australia tan iyo markii masaajidda dib loo furay.

Wariyaheenna Australia Ibraahim Cumar Baafo ayaa salaaddii Jimcaha maanta ku tukay Masjid ay salaadda u soo xaadireen kudhawad 500 oo qof, warbiintan ayuuna noo soo difay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Masaajidda la Furay ee Melbourne