Xildhibaan Sacdiya oo ka hortimid go'aanka ka dhanka ah Kenya

Xildhibaan Sacdiyo

Xildhibaan Sacdiya Yaasin Xaaji, oo ah gudoomiye ku-xigeenka guddi hoosaadka arrimaha dibadda Golaha Shacabka Soomaaliya ee ayaa ku tilmaantey talaabada ay dowlada federaalka sheegtey in ay xiriirkii diblomaasiyadeed ugu jartey Kenya inay tahay mid laab la kac ah oo aysan dowladu u marin wadiiqo sax ah.

Falastiin Axmed Iiman ayaa ugu horeyn weydiisey xildhibaan Sacdiya sida ay u aragto go’aanka dowlada Soomaaliya ay xiriirka ugu jartey Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaan Sacdiya oo ka hortimid go'aanka ka dhanka ah Kenya