Australia: Booliska oo toogasho ku dilay wiil Soomaali ah

Booliska gobolka Queensland ee dalka Australia ayaa maanta bartamaha magaalada Brisbane ku toogtay wiil Soomaali oo 22 jir ahaa.

Booliska ayaa sheegay in wiilka uu mindi Ku hubeysnaa, islamarkaana uu halisgeliyey naftooda, sida ay sheegeen.

Warbixin dhacdadan ku saabsan waxaa Melbourne kasoo diray weriyaha VOA Ibraahim Cumar Baaffo oo la hadlay aabihiis.

Your browser doesn’t support HTML5

Australia: Booliska oo toogasho ku dilay wiil Soomaali ah