Bandhigga VOA: Isbedel lagu arkay Coronavirus

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay Isbedel lagu arkay xanuunka Coronavirus iyo dhiig laga shubayo dadkii uu hore ugu dhacay, si loogu shubo dadka xanuunka iska difaaci kari waaya ee xaaladda halista ah ku jira.

Sahra Ciidle Nuur ayaa barnaamijka soo diyaarisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Isbedel lagu arkay Coronavirus