Barn. Martida Makarafoonka: Dr. Maxamuud Saahid

MOGADISHU — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa aan toddobaadkan ku eegeynaa xaaladda COVID-19 ee Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho. Waxaana barnaamijka marti noogu ah Dr. Maxamuud Saahid Maxamuud oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud kana howlgala Muqdisho.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka