Maxaabiis ku qalin jebisay xabsiga dhexe ee Hargeysa

Maxaabiista qalin jebisat

Maxaabiis ku xidhan Xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa ka qalin jabiyey waxbarasho kala duwan, taasi oo ah markii ugu horreysay ee arrintan ay ka dhacdo Somaliland.

Banamijkan waxa fulinaysay Jamacadda Beder iyadoo la kaashatay Wasaaradda Cadaaladda ee Somaliland. Hadaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka wareystay Gudoomiyaha Jaamacadda Beder Mubaarik Ibraahim Aar.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaabiis ku qalin jebisay xabsiga dhexe ee Hargeysa