Wicitaanka Dhageystaha: Cabdirashiid Cartan Cabdiraxmaan

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay isbedelka cimilada ku hayaan deegaanada Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Cabdirashiid Cartan Cabdiraxmaan oo cilmiga deegaanka ka dhiga Jaamacadda Soomaaliya ee Muqdisho. Cabdicasiis Barrow ayaa barnaamijka Muqdisho kusoo diyaariyey.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha