GAARISA —
Maamul goboleedyada dalka Kenya ayaa sheegay inaysan dhanka dawladda dhexe ka helin wax lacag ah muddo 3 bilood ah.
Wasaaradda maaliyadda ee dalkaas ayaa maamuladan ku eedaysay in ay si khaldan u isticaamaalaan lacagaha la siiyo. Madaxda maamullo badan ayaa sidoo kale loo haystaa inay hanti dadweyne lunsadeen, kuwaas oo qaarkood shaqadoodii ku waayey.
Warbixintan waxaa magaalada Garissa ka soo diray wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire.
Your browser doesn’t support HTML5