Dhageystayaal barnaamijkii faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku lafa gureynaa go'aankii ay dhawaan dowladda Federalka Somalia ku dhawaaqday ee ahaa inay qabaneyso doorasho ay ka maqanyihiin Puntland iyo Jubbaland.
Wariyaha VOAda Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa Muqdisho nooga soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5