Guddoomiyaha Sh/Hoose oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday

Ciidamada dowladda oo ku sugan Janaale

Guddomiyaha Gobolka Shabeellda Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siiddii ayaa waraysi uu siiyey VOA ku faahfaahiyey weerarkii shalay ka dhacay degaanka Tixsiile oo Al-Shabaab ay ku qaadday kolonyo ciidamada milatariga ah oo uu la socday guddoomiyuhu.

Weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa kula xiriiray Khadka telefoonka, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey sida ay wax u dhaceen?

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyaha Sh/Hoose oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday