Wicitaanka Dhageystaha: Garyaqaan Amiin Haaruun

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu ku saabsan yahay sida uu Soomaalida u saameyn karo go’aanka uu madaxweyne Joe Biden ku laalay amar uu madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ku mamnuucay inay dalka soo galaan dadka 7 dal oo Muslim ah oo Soomaaliya ay ka mid tahay.

Waxaa barnaamijka marti ku ah garyaqaan Amiin Haaruun oo ah qareen degan magaalada Minneapolis, waxaa wareysatay Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Garyaqaan Amiin Haaruun