NEW YORK —
Golaha Ammaanka ee QM ayaa kulan uu Talaadadii yeeshay kaga hadlay arrimaha Soomaliya, oo xilligan uu ka jiro khilaaf xooggan oo la xiriira qabashada doorashada dalka.
Kulankan oo albaabadu u xirnaayeen ayaa gabagabadiisii, madaxweynaha Golaha ee bishan February, Barbara Woodward oo ah danjiraha dalka Britain u joogta QM ay akhriday war-murtiyeedkii shirka.
Warbixin kooban oo haddaba shirkaas ku saabsan waxaa innoo haya Nuur Xasan Nuur Bukhaari.
Your browser doesn’t support HTML5