Muqdisho: Bixinta Rukhsadaha Shirkadaha Dayuuradaha Rayidka ah oo la Billaabay

Dowladda Federalka ee Somalia ee muddo xileedkeedu dhamaaday ayaa maanta markii ugu horeysay muddo 30 sanadood ah daahfurtay diwaangelinta iyo ruqsad siinta shirkadaha dayuuradaha, duuliyeyaal Soomaaliyeed iyo xirfadley kale oo ka shaqeeya howlaha duulimaadka rayidka ah.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Diiwaan-galinta Dayuuradaha Rayidka ah